KHARTUUM(W,N)- Dawlada dalka suugaan ayaa kasoo horjeedsatay qorshe ay usoo jeedisay dawlada itoobiya oo la xidhiidha biyo mareeno cusub oo ay ka hirgalinayso wabiga niilka oo muran siaasadeed kaga dhexeeyo dalka masar.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;