WAJAALE NEWS

Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Dhamaan Dadkii Sida Tooska Ah Ugu Xidhnaa Shabakda Wararka Qodaalnews .

Gabiley (Wajaalenews)- Dhamaan Waxa La Ogaysiinayaa Macaamiishii Sida Tooska Ah Ugu Xidhnaa Shabakada Wararka Qodaalnews In Ay Shabakadu Hawada Ka Maqnaan Doonto Mudo Dhan 24 ___ 48-Saacadood Oo Dhiganta 1____2 Cisho .

Waxaanu Dadweynaha Ka Raali Galinaynaa Mudadaasi Aanu Hawada Ka Maqnaan Doono Oo Serverka Shabakada La Balaadhinayo Maadaama Mudooyinkan Dambe Ay Booqashadeedo Aad U Sii Kordhaysay .

 

 

Alaa Mahad Leh .

Gudoomiyaha Shabakada Wararka Qodaalnews .

Cabdiraxmaan Aadan Muxumed .

Exit mobile version