|
|||||
WAJAALE NEWS
Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Dhamaan Dadkii Sida Tooska Ah Ugu Xidhnaa Shabakda Wararka Qodaalnews .
October 21, 2014 - Written by Editor:Gabiley (Wajaalenews)- Dhamaan Waxa La Ogaysiinayaa Macaamiishii Sida Tooska Ah Ugu Xidhnaa Shabakada Wararka Qodaalnews In Ay Shabakadu Hawada Ka Maqnaan Doonto Mudo Dhan 24 ___ 48-Saacadood Oo Dhiganta 1____2 Cisho . Waxaanu Dadweynaha Ka Raali Galinaynaa Mudadaasi Aanu Hawada Ka Maqnaan Doono Oo Serverka Shabakada La Balaadhinayo Maadaama Mudooyinkan Dambe Ay Booqashadeedo Aad U Sii Kordhaysay .
Alaa Mahad Leh . Gudoomiyaha Shabakada Wararka Qodaalnews . Cabdiraxmaan Aadan Muxumed . Related posts:Shacabka Somaliland oo Si Adag Uga Falceliyey Quudhsi Uu Mulkiilaha Dahabshiil Group Kula Kacay Qara... "Cirro Wax Kasta Oo Uu Ka Baqo Barkhad Ayuu Usoo Dhiibaa, Beesha Gabooyana Waxaan Ugu Baaqayaa..”Gud... “Anigoo Ah Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Muuse, Waan Soo Dhawaynayaa Suldaanka Cusub Suldaan Cali S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|