WAJAALE NEWS

Goorma La Dhamays tiraya Wadooyinka Gobolka Togdheer?Warbixin

BURCO(Wajaalenews) Waxa maalmihii ugu danbeeyay si an kala go Lahayn uga socday magalada burco Ee xarunta G.togheer dardargelinta iyo dib uso celinta bilicda gobolka togdheer gar ahaaan dhinaca Wadoyinka yada oo laga daremayo guud ahaanba gobolka

 

Shacabka kala duwan ee magalada burco ayaa iyaguna si iskumid ah uso dhaweyay horumarka baladhan ee ay ku talabsatay xukumada sillaanyo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hadaba wadooyinka waawen ee halbawlaha u ah magalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa dhab ahanti dib uso celinaya bilicdii dhabta ahayd ee magalada burco

Si kastaba ha ahaate talaabadan ay ku dhaqaaqday xukumada silaanyo ayaa ka mid noqon doonta horumar lataban karo ee u qabsontay xukumada gaar ahaan dawlada hoose magalada burco

Dhanka kale gadiidlayda kala duwan ee gobolka togdheer ayaa u mahad celiyay dhamaanba ciidi u jilba joogsatay hawshan baladhan iyaga oo sheegay in ay markii hore ay wadooyinka kala kulmi jireen dhibaato dhinac walba leh

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Iskuso wada duubo dawlada hoose ee magalada burco ayaa ad modaysaa in ay ku talabsatay hanaanka horumarineed ee gobolka

Dhanka kale khabiirada hawshan faraha kula jira ayaa shegay in ay dhamaan isku wada xidhi donaan xaafadaha magalada burco

Ugu danbayntii wadadan ayaa ah mid weli socota isla markaana faraha lagu hayo yada oo laga midho dhalinayo hadafka dhabta ah noqonaysana ta keliya ee so jiidata indhaha shacabka

 

Cawil dhaanto iyo Yasiin dhagacade

Wajaalenews

Burco/officce

Exit mobile version