Waxa ilaa imika GUBANAYA qolkii KAYDKA radio Hargeisa, oo dab qabsaday, dabkaasi oo xoogiisu gaadhsiisna darajada 58centegraydh , darajada lagu qiyaaso gubashooyinka khatarta,
waxa la arkay kumaan kun dad ku xoonsan gubashadaasi oo isugu jira rag iyo dumar, iyagoo dadka qaar isku dayayaan inay gacmahooga, ku daminayaan, dadka qaar ayaa adeegsanaya CIID IYO BIYO, waxa aan wali meesha soo gaadhin xukuumada iyo dam damiskeeda oo wali hada la sugayo , taasi oo dadka qaar u fasisheen inay xukumada somaliland bilaa dam damis tahay, sababta gubashada ayaa lagu macneeyey inay keentay masuuliyada darro wayn oo soo wajahday sanadaha danbe ka dib marki dadki saxaafada u ehelka ahaa laga qaaday meesha oo hab beeleed lagu geeyey qolkasta iyo xafiiska kasta dhalinyaro hab qabil ku timid oo ay xukuumada isku hayb yihiin
GOOR DHOW NAGA FILO SAWRIADA GUBADASHA IYO MUUQAALO AY wajaale HELAYSO..