WAJAALE NEWS

WAR DEG DEGA; Shil laba Gaadhi oo Caawa ka Dhacay Kontaroolka Caabudla sobobayna dhimasho iyo dhaawac

GABILEY(Wajaalenews);KAANTAROOLKA Caabudla oo kuyala xuduudada kala qaybisa gobolka gabiley iyo caasimada hargeisa ayaa caawa waxa kadhacay shil gaadhi oo sobobay dhimasho iyo dhaawac

Dadgoobjoog ah ayaa noo xaqiijiyay labadan gaadhi oo ahaa gaadhi qaad iyo ka kale ay leedahay warshada biyaha ee mina nocooduna kala ahaa dhayne iyo qabaalka qaadka qaada ayaa waxa ku geeriyooday hal qof waxa kale oo ku dhaawacmay labada gaadhi afar qof oo kale

wixii kasoo kordha shilka kala soco wajaalenews desk

Exit mobile version