|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEGA; Shil laba Gaadhi oo Caawa ka Dhacay Kontaroolka Caabudla sobobayna dhimasho iyo dhaawac
September 4, 2014 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews);KAANTAROOLKA Caabudla oo kuyala xuduudada kala qaybisa gobolka gabiley iyo caasimada hargeisa ayaa caawa waxa kadhacay shil gaadhi oo sobobay dhimasho iyo dhaawac Dadgoobjoog ah ayaa noo xaqiijiyay labadan gaadhi oo ahaa gaadhi qaad iyo ka kale ay leedahay warshada biyaha ee mina nocooduna kala ahaa dhayne iyo qabaalka qaadka qaada ayaa waxa ku geeriyooday hal qof waxa kale oo ku dhaawacmay labada gaadhi afar qof oo kale wixii kasoo kordha shilka kala soco wajaalenews desk Related posts:Koox Xildhibaano Ah Oo Wada Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinayo Labada Gudoomiye Xigeen Ee Wakiilada DAAWO; Safiirka Jabuuti Ufadhiya Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Madaxwaynayaasha Labada ... “Wiilkan Yar Maaha Cidda Hadlaysaa, Ee Dabcan Waa Sida Uu Jecel Yahay Madaxwaynaha Xilka Hayaa” Cali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|