Hargyasa(WJN):-magalada hargaysa oo ay ku soo badanyaan dhalinyarada tahriibaya oo una sidii ay uga tagliyahayeen wadamada afrika oo ah mid inta badan faqiira.
waxa mudooyinkii ugu dambeyay laga soo sheegaya badaha u dhaxeeya liibya iyo talyaaniga oo ay ku qaracmeen doon siday dhalinyar badan oo ka soo jeeda somaliland sidoo kalena ay ku xidhan yihiin wadamada suudaan itoobiya iyo liibiya iyo talyaaniga .
hada waxa jira dhalinyar badan oo ku hamiyaysa inay tahriibaan laakin se waxa ma ka badlikaran garoonada kubada cagta ee habkii lagu cayaaro oo ku soo badanaya magaalada hargaysa?
Hargaysa Office
Wajaalenews.net
Email:habane00@gmail.com
Wariye:Abdiqadir Abdirahman Habane