Hargeisa(Wajaalenews)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa sheegay inaanu ka aqbalay Caleema saarka Buuhoodle ee Madaxwaynaha Khaatumo oo la doonayo in Buuhoodle Lagu caleemo Saaro Maalinta Bari ah,Wasiir Xaglotoosiye ayaa sheegay inay talaabo ka qaadi doonan.
Halkan Ka Daawo
Wjaalenews
Hagreisa/Office