|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka oo Sheegay inaan Cali Khaliif Galaydh Lagu Caleemo Saari Karin Deegaanka Buuhoodle Talaabana Qaadi Doonan DAAWO
August 25, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(Wajaalenews)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa sheegay inaanu ka aqbalay Caleema saarka Buuhoodle ee Madaxwaynaha Khaatumo oo la doonayo in Buuhoodle Lagu caleemo Saaro Maalinta Bari ah,Wasiir Xaglotoosiye ayaa sheegay inay talaabo ka qaadi doonan. Halkan Ka Daawo Wjaalenews COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|