Gaza:(Wajaalenews) Ururka Xamaas ee dagaalka kula jiray dawlada Yuhuuda ayaa maanta jimcihii gudaha magaalada Gaza ku toogtay siddeed iyo toban ruux oo lagu sheegay in ay ahaayeen basaasiin xidhiidh la leh xukuumada Israa’iil.
Maalintii shalay waxay xukuumada Israa”iil gantaal ay soo riday ku dishay saddex sarakaal oo ka tirsanaa garabka milateriga ee ururka Xamaas
WAJAALENEWS DESK