QASA(W,N)-Dawlada israa’iil ayaa markii uhoraysay qirtay awooda ciidan ee ururka xamaas ee udagaalamaya qadiyada dadka reer falastiin oo ay weerar joogta ah ku wayaan ciidamada Israa’iil oo duqaymo ay ka fuliyeen marinka qasa iyo masjidka barakaysan ee Qudus
Ururka Xamaas ayaa Gantaalo ay ku garaaceen magaalada laviv kaga jawaabay weerarada ciidanka israa,iil ku laayeen boqolaal shacabka reer falastiin kuwaasi oo dhankooda ay gantaalahan ku dileen askar iyo dad reer israa,iil ah.
HALKAN KAGA BOGO XOGTA DAHSOON IYO QIRASHADA ISRAA,IIL;
https://youtu.be/qqLxPQvWFMk