WAJAALE NEWS

Wasiir Ku Xigeenka Amniga Ee Wasarada Arimaha Gudaha Cali Maxamed Cilmi Oo Dhambaal Hambalyo Ah U diraya Shacbiga Reer Somaliland.

wasiirka amnigaHargaysa(Wajaalenews):-marka hore waxan salamayaa madaxwaynaha jamuuriyada somaliland axmed maxamed maxamuud (silaanyo) galaha wasiirada golaha guurtiada iyo golaha baarlamanka intaas kadiba waxaan hambalyo aan la soo koobi karayn  hawada u marinayaa dhamaan umadda muslimiinta ah meelkasta oo ay aduunka kaga nool yihiin Sidoo kale waxan hamalyo u dirayan ciidamada mjamuuriyada somaliland meelkasta oo ay ku sugan yihiin  sida wanaagsan ee ay amniga u sugeen waxanan ilahay ugu baryayaa in sanadkan sandkiisa inagu gaadhsiyo bash bash Iyo barwaaqo ,Aamin Insha Alleh.

Hargeisa Office / Somaliland
Wajaalenews.net
Email: habane00@gmail.com
Wariye: Abdiqadir Abdirahman Habane

Exit mobile version