WAJAALE NEWS

Xukumada oo diyaarisay suldaano u jawaaba haween waynaha qoomiyada subeer awal oo qaadacay go’aankii guurtida, tageerana u muujiyay hogaanka xisbiga kulmiye

Hargeisa(Wajaalenews),Caawa oo ay bishan juun-10-2014, ayaa haween waynaha qoomiyada subeer awal kulan ay kaga soo horjeedaan go’aankii ay dhawaan ku dhawaaqeen guurtida jamhurida Somaliland ee ay ku xalinayeen khilaafkii  xisbi xaakin ka kulmiye, haweenkaasi oo lagu qiyasay ku dhawaad 1000qof ayaa isla qaateen in ay cod-dheer ku diidan yihiin oo aanay cadaalad u qaadin.

Ka dib kulaankaas ayaa Markii ay  xukumadu ku fashilantay in ay joojiyan ayay caawa xukumada oo wasiir samsam iyo nin layidhaa cali gobonimo ay ka shaqeeyaan iyagoo kaashanaya masuuliyin xukumadu magacawdo iyo masuul dadku soo doortaan oo ayka midyihiin agaasimaha baanka ,mareeyaha wakaalada biyaha, wasiirada waxbarashada,ganacsiga,maaliyda,iyo warshada iyo MAAYARKA CAASIMADA SOLTELCO . waxay isla qaateen in ay bari hadii alle yidhaa in ay diyaariyaan 10 suldaan oo u jawaaba haweenkan caawa crown Hargeisa ka hadlay

Iyagoo lasheegayo in ay tageero u muujinayaan xukumada siilanyo ee cadaysatay in ay reer kaliya tahay waxa la filayaa in ay halkaa isku dhac ka iman doono ka dib markii qaar kamida haweenkii ka hadlay xafladu sheegeen in ay diyaariyeen in salaadiin u jawaabaan . halka ay haweenkuna isla qaateen in ay kka horiman doonaan iyagoo sheegay meelkasta oo ayka hadlayaan in ay iman doonaan iyaguna isla mar ahaantaana kaga jawaabi doonan

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

WA FAYSAL OMER MADAR

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version