Hargeisa(Wajaalenews)Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Saaka Ku Jarmaaday Magaaladda Taleex Ayaa Goor Dhaweyd Si Rasmi Ah Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Magaaladda Taleex Iyaga Oo Aan Wax Iska Caabin Ah Kala Kulmin Maleeshiyooyinkii Cali Khaliif Ku Urursaday.
Cali Khaliif, Cali Ciise Iyo Ergooyinkii Shirka Khaatumo Ayaa Saaka Ka Sii Qaxay Taleex. Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Ayaa Amar Ku Bixiyey In Aanay Ciidabku Mar Danbe Ka Soo Bixin Deegaamada Ay Qabsadaan. Sidoo Kale Waxa Uu Amar Ku Bixiyey In Kooxda Khaatumo Lagaga Daba Tago Meel Kasta Oo Xuduudka Somaliland Ah
Waxii warar ah ee ksoo kordha kala soco wajaalenews
Hargeisa/Office
Wajaalenews.Net
C/Raxmaan Carab Daud