WAJAALE NEWS

Ma Laga Yaabaa Inay Odoyaashii Reer Muqdisho Saamayn Inagu Yeeshaan..W/Q. Khaalid Aadan Ibraahin(Muniir).

Ma Laga Yaabaa Inay Odoyaashii Reer Muqdisho Saamayn Inagu Yeeshaan..W/Q. Khaalid Aadan Ibraahin(Muniir)

Ma Laga Yaabaa Inay Odoyaashii Reer Muqdisho Saamayn Inagu Yeeshaan..W/Q. Khaalid Aadan Ibraahin(Muniir)

Asc marka hore waad salaaman tahin, dhamaan asxaabta qaaliaga ,saxaafada iyo Dhamaan daweynaha ku nool jamhuuriyada Somaliland iyo nawaxigeega. Bacda salaam, waxaan manta jecleystey inaan ka hadlo maqaal yaroo kooban, kaasoo kusaabsan odayaashii maalintii dhaweyto joogey Hargeisa taaso ay u eegtahay iney sabab ua ahaayen iney dhacaan falalkan ama dhacdadan hada dhacaysa.

Malaga yaaba iney odayaashaasi ay inoo dhigeen fal?,kaasna lagu macneyn karo inuu sabab u noqon karo halka xaalada wadanka mareyso. Sideynu ogsoonahay waxaa magaalada Hargeisa kusugnaa maalmihii 18may inyar ka hor  wafti n ka koobnaa odayaal gaadhaya 50, kazoo sheegtey iney wadanka ka eegayaan qaabka bulshada Somaliland ay muujineyso  dabaaldaga 18may, danaheega,iyo sidey uga go’an tahay ineyna dib ula midoobin

Somalia.

Malaga yaaba iney odoyaashasi aya saameyn muuqata ku sheeyeen qalalaasaha wadanku ku jiro???

Dhamaan dadka kunool Somaliland iyo nawaaxigeeda waxaan usoo jeedinayaa in laga qayb qaato  ilaalinta Nabad galyada,Waxaan kaloo soo jedinayaa inaad iska ilaalisaan  inaad far galisaan siyaasada iyo howlaheega ay wadato.

Hada su’aashweydu waxey tahay Malaga yaabaa iney odayaashaasi ay saameeyn ku sheeyeen hawlahaas ka dhacaya Somaliland.

By khaalid Aden Ibrahim (muniir)

Email amsaal2011@hotmail.com

Exit mobile version