WAJAALE NEWS

Halkan Ka Daawo Daawo Jaamacada Alpha University College Ee Magaalada Hargeisa Oo Qalabka Ciyaaraha Gudoonsiisay Xarunta Agoomaha

Hargeysa (Wajaale news) Jaamacadda Alpha ayaa faraceedda Magaaladda Hargeysa ayaa maanta qalab Ciyaareed ugub Deeqadday Xarunta Agoomaha ee Magaaladda Hargeysa.

 

Halkan ka daawo.

warkii deeqda xarunta agoomaha iyo jamacada alpha


Wajaale news/Hargeysa.

Exit mobile version