Raysal-wasaaraha Ingiriiska ayaa markii uu tagay Xerada ay Xulkiisu Tababarka ku sameeyaan, ayaa halkaas waxa uu kula kulmay Tababaraha Ingiriiska, Kabtanka Xulkiisa Gerrard, Rooney iyo Ciyaaryahanada kale duwan ee Ingiriiska oo markaas Tababar sameeynaya, waxaanu ku dhiirigileyey una soo soo jeediyey inay dadaal iyo Tababare dheeraad ah sameeyaan, si ay wacdaro u dhigaan Tartanka Koobka Aduunka.
Wajaale News
Hargaysa Office
Email:habane00@gmail.com
Wariye:Abdiqadir Abdirahman Habane