WAJAALE NEWS

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Shir Iskaashiga Arimaha Nabadgalayada Ku Yeeshay Magaalada Boorama!

BOORAMA(W.N)-WAFTI KA SOCDA DAWLAD DEEGAANKA SOMALIDA ITOOBIYA AYAA MAANTA SOO GAADHAY MAGAALOMADAXDA GOBOLA AWDAL EE BOORAMA HALKAASI OO AY KUSOO DHAWEEYEEN MAAMULKA GOBOLKA AWDAL.


UJEEDADA WAFTIGA KA SOCDAY ISMAAMULKA OO ISKUGU JIRAY WASIIRO IYO XUBNO KALE OO KATIRSAN MAAMULKA GOBOLKA FAAFAN EE DDSI.


KULAN AY WADA YEESHEEN MASUULIYIINTA KA KALA SOCDAY ISMAAMULKA ITOOBIYA IYO XUKUUMADA SOMALILAND AYAA KAWADA HADLAY SIDII LOO ADKAYN LAHAA ARIMAHA NABADGALYADA EE LABADA DAL
WAXAANA ARIMAHA AY KA WADA HADLEEN LABA DHINACKA KA HADLAY BADHASAABKA GOBOLKA AWDAL IYO WASIIR KATIRSAN ISMAAMULKA SOMALIDA ITOOBIYA.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version