WAJAALE NEWS

Wasiirkii Maanta Booqasha Ku Yimid Somaliland Oo Madaxwayne Siilanyo Ku Qasbay In Uu Ciidamada Si Deg Deg Ah Uga Soo Saaro Magaalada Taleex Oo Ay Shalay La Wareegeen Ciidamada Somaliland

Hargeisa(WJN)Ciidamada qaranka somalland ayaa dib ugu soo laabtay magaalada taleex oo ay maalintii shalay ahayd la wareegeen gacan ku haynta magaaladasi iyada oo la sheegayo in dib usoo noqoshada ciidanku ay dib u baneeyeen magalada taleex ay ka danbaysay ka dib safarkii uu maanta ku yimid magalada hargeisa wasiirka dalka ingiriiska u qaabilsan arimaha africa oo maanta axmed siilanyo kula kulmay xafiiskiisa kaasi oo sida ay warar xog ogaal ahi u sheegayaan shabakada wararka ee wajaalenews uu wasiirku ku amray madaxwayne siilanyo in ay ciidamada di looga soo qaado deegaankaasi tasi oo uu madaxwayne siilanyona ka aqbalay.

Sidoo kale wararka hada soo baxaya ayaa sheegaya in uu maamulka puntland wado qorshe uu ku soo weerarayo ciidanka jiida hore ee gobolka sool halkaas o ay iska soo kaashanayaan ciidamada khaatumo state oo iyagu ilaa iyo maalmahanba isku urusanayey magaalada buuhoodle

Wajaalenews.net

Hargeisa/office

Exit mobile version