WAJAALE NEWS

Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhey Deegaano Hor Leh Iyo Saan Saan Colaadeed Oo Laga Dareemayo Deegaanadaasi

Goobaale(WJN)Ciidamda Somaliland oo Saaka U Guuray Fadhisinka Goobaale oo 60 KM u jirta Taleex iyadoo Saacadaha soo socda Lagu Wado Inay La Wareegaan Guud Ahaa Gacan Ku Haynta Degmada Taleex oo ay Gacanta Ku Hayaan Kooxaha Nabad diidka Ah Ee La Baxay Khaatumo oo si dhuumaalaysi ah iskugu qariye Dadka Deegaanka taleex

Sida Warbaahinta  Helayso ayaa sheegay inay ciidamda qaranka somaliland Talaabadaasi ay hore u qaadeen ay ka damaysay kadib markii qaar ka tirsan nabad diidka ahi ay diyaar si dhuumalaysi ah ugu yimaadeen magaalada buuhoodle iyagoo wararka soo gaadhay shabakada tooshnews ay tilmaameen inay wali socod ku jiraan ciidamda qaranka somalilandwarbaahinta kale ee deegaanka Taleex ayaa sheegaya inay ciidamda qaranka somaliland xalay guure ku tageen deegaankaasi Goobaale oo In Ka yar Lixdan Km u jirta Taleex oo fadhiisn u ah Kooxda Khaatumo Seeg ee Isku urursanaya Degmadaasi

wixii warar ah ee kasoo kordha kala soco wajaalenews.net

wajalenews.net

xafiiska wararka hargeisa

Exit mobile version