|
|||||
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhey Deegaano Hor Leh Iyo Saan Saan Colaadeed Oo Laga Dareemayo Deegaanadaasi
April 15, 2014 - Written by Editor:Goobaale(WJN)Ciidamda Somaliland oo Saaka U Guuray Fadhisinka Goobaale oo 60 KM u jirta Taleex iyadoo Saacadaha soo socda Lagu Wado Inay La Wareegaan Guud Ahaa Gacan Ku Haynta Degmada Taleex oo ay Gacanta Ku Hayaan Kooxaha Nabad diidka Ah Ee La Baxay Khaatumo oo si dhuumaalaysi ah iskugu qariye Dadka Deegaanka taleex Sida Warbaahinta Helayso ayaa sheegay inay ciidamda qaranka somaliland Talaabadaasi ay hore u qaadeen ay ka damaysay kadib markii qaar ka tirsan nabad diidka ahi ay diyaar si dhuumalaysi ah ugu yimaadeen magaalada buuhoodle iyagoo wararka soo gaadhay shabakada tooshnews ay tilmaameen inay wali socod ku jiraan ciidamda qaranka somalilandwarbaahinta kale ee deegaanka Taleex ayaa sheegaya inay ciidamda qaranka somaliland xalay guure ku tageen deegaankaasi Goobaale oo In Ka yar Lixdan Km u jirta Taleex oo fadhiisn u ah Kooxda Khaatumo Seeg ee Isku urursanaya Degmadaasi wixii warar ah ee kasoo kordha kala soco wajaalenews.net wajalenews.net xafiiska wararka hargeisa Related posts:“Madaxdhaqameedka Waxaan leeyahay Dhex Ka Noqda Siyaasada, Dadka Aad Madaxda Utihiin Sedexda Xisbiba... Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyay Dalka Ireland Cabdifataax Iyo Wasiirada Waxbarashada Zam-Zam... Siyaasi Axmed Sandoon Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka, Fariin Toosana Udiray Madaxwayne ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|