hargeisa(WJN)mudaharaad ka dhan ah lacag kordhis lagu sameeyey ardayda jaamacada hargeisa ayaahada ka socda magaalada hargeisa gaar ahaan inta u dhxaysa jamacada hargeisa iyo xarunta gobolka
mudaraadkani ay ardaydu dhigayaan ayaa waxa la sheegayaa in ardayda ka biyo diideen lacag lagu
kordhiyeyy taasi oon ahayn markii ugu horaysay hase yeeshee ay mas,uuliyiinta jaamcadu caadaysteen in ay sanadkasta wax ku biiriyaan ardayda jamcada,
sidoo kale waxa ay ardaydani oo doonayey in ay mudaharadka la hortagaan xarunta madaxtooyada ee magaalada hargeisa ka hor istaagay ciidan ka booliska oo u adeegsaday ardayda xabad nool nool
wajaalnews.net
xadiiska warrarka hargeisa