WAJAALE NEWS

Halkan Ka Daawo Gudiga Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Maanta Doortay Gudoomiye Cusub

hargeisa(Wajaalenews)Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Ayaa Maanta Shaaciyey In Ay Doorteen Guddoomiye Cusub Ka Dib Markii Dhawaan Ay Shaqadii Ka Joojiyeen Guddoomiyahoodii Hore.

Wajaalenews.net

xafiiska wararka hargeisa

Exit mobile version