WAJAALE NEWS

WASIIRKUXIGEEN WASAARADA CAAFIMAADKA OO HESHIIS LAGASHAY NIN DHAKHTAR OO HARGEISA SHOW KU QABANAYA, GUDAHA KA AKHRI

HARGEISA(Wajaalenews); Waxaa maalmihii udanbeeyay bulshada somlilnd aad u hadal haysay nin dhakhtara oo lasheegay inuu hargeisa u imanayo sidii uu bukaan dalka ku sugan ubaadhi lahaa xaaladooda caafimaad

Dhakhtarkan oo lagu magacaabo DR MACOW  islamarkaana kasoo jeeda koonfurta somaliya mudooyinkii danbana laga xayaysiiyo tvyada gaar ahaan universally oo ah tv cadow ku ah qaranimada somliland

Hadaba arinta ayaa aad ay uga dayriyeen dadka indheer garanka ah aadna ula socda xaalada dadka somliland dr macow ayaa tigidhkiisa lagu goynayaa lacag dhan 45 dollar oo ah aduun aad ubadan qof xanuunsanayaana aanu awoodi Karin

DR MACOW ayaa mudo kashaqaynayay dalka germany markii danbana usoo wareegay cariga ingiriiska dhakhtarkan ayaa sheegta inuu u takhasusay cudurada guud arintaasi oo aan ahayn wax jira ee uu yahay nin fahmay  uun in bulshada tvyada layskaga xayaysiiyo, bukaanuna hadba cidii loo sheego ayuunbuu is idhaa bal in alleh dawo kuugu soodhiibo.

Dhakhtarkan ayaa lasheegay in ay ruqsada siisay wasiirkuxigenka caafimaadka NIMCO XUSEEN QOWDHAN ILO WAREEDYO AANU KAHELNAY  OO U DHOWDHOW WASAARADA CAAFIMAADKA AYAA SHEEGAYA IN NIMCO XUSEEN QAWDHAN TIGIDH KASTA AY KU LEEDAHAY  QADAR LACAGA  QADARKAAS LACAGTA AH OO DHAN HALKII TIGIDHBA 5 DOLLAR

Dadwayanaha Somaliland ayaan wali helin cid ilaalisa xuquuqdooda iyo hantidoodaba oo marwalba ay dhacaan dad usoosamaystay qorshe lagu baadho dumarka iyo carrurta

 

WAJAALENEWS DES

HARGEISA SOMALILAND

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

Exit mobile version