|
|||||
WAJAALE NEWS
WASIIRKUXIGEEN WASAARADA CAAFIMAADKA OO HESHIIS LAGASHAY NIN DHAKHTAR OO HARGEISA SHOW KU QABANAYA, GUDAHA KA AKHRI
March 26, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews); Waxaa maalmihii udanbeeyay bulshada somlilnd aad u hadal haysay nin dhakhtara oo lasheegay inuu hargeisa u imanayo sidii uu bukaan dalka ku sugan ubaadhi lahaa xaaladooda caafimaad Dhakhtarkan oo lagu magacaabo DR MACOW islamarkaana kasoo jeeda koonfurta somaliya mudooyinkii danbana laga xayaysiiyo tvyada gaar ahaan universally oo ah tv cadow ku ah qaranimada somliland Hadaba arinta ayaa aad ay uga dayriyeen dadka indheer garanka ah aadna ula socda xaalada dadka somliland dr macow ayaa tigidhkiisa lagu goynayaa lacag dhan 45 dollar oo ah aduun aad ubadan qof xanuunsanayaana aanu awoodi Karin DR MACOW ayaa mudo kashaqaynayay dalka germany markii danbana usoo wareegay cariga ingiriiska dhakhtarkan ayaa sheegta inuu u takhasusay cudurada guud arintaasi oo aan ahayn wax jira ee uu yahay nin fahmay uun in bulshada tvyada layskaga xayaysiiyo, bukaanuna hadba cidii loo sheego ayuunbuu is idhaa bal in alleh dawo kuugu soodhiibo. Dhakhtarkan ayaa lasheegay in ay ruqsada siisay wasiirkuxigenka caafimaadka NIMCO XUSEEN QOWDHAN ILO WAREEDYO AANU KAHELNAY OO U DHOWDHOW WASAARADA CAAFIMAADKA AYAA SHEEGAYA IN NIMCO XUSEEN QAWDHAN TIGIDH KASTA AY KU LEEDAHAY QADAR LACAGA QADARKAAS LACAGTA AH OO DHAN HALKII TIGIDHBA 5 DOLLAR Dadwayanaha Somaliland ayaan wali helin cid ilaalisa xuquuqdooda iyo hantidoodaba oo marwalba ay dhacaan dad usoosamaystay qorshe lagu baadho dumarka iyo carrurta
WAJAALENEWS DES HARGEISA SOMALILAND EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|