Dhinaca kale Afhayeen u hadlay Ra’iisal wasaaraha Isreal,oo lagu magacaabo Ophir Jnldman,ayaa sheegay in ciidamadda dalkiisu qabteen Illaayo tiro gaadhaysa 3-gantaalo oo lagu soo weeraray koonfurta Isreal, lagana soo tuuray Jiida marinka Gaza.
Si kastaba ha?ahaatee dadka kaa faaloodda xiisadaha Mandaqadda bariga dhexe,ayaa sheegay in laga yaabo in Dawlada Isreal ,iyo dhaqdhaqaaqyadda wax,iska caabinta reer Falastiin dagaal fooda isdaraan iyadoo loo aanaynayo inay meesha ka baxday Xukuumadda Urrurka Ikhwaanul-muslimiin,ee ka talin jirtay dalka Masar,taas oo gacan saar lalahayd kooxa Islaamiyiinta ee Jooga Marinka Gaza .
Isreal Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhana Jiida Marinka Gaza Ee Dhulka Reer Falastiin
WAJAALENEWS Dhinaca kale Afhayeen u hadlay Ra’iisal wasaaraha Isreal,oo lagu magacaabo Ophir Jnldman