HARGEISA(Wajaalenews) Caasimada Somaliland ee hargaysa ayaa waxa buux dhaafiyay oo ku soo badanaya baryahan danbe dadka qoxoontiga ah ee ka yimaada dalka aynu jaarka nahay ee itoobiiya, suuqa wayne ee shiraaqle ayaa dadka qoxoontiga ahi ay soo buux dhaafiyeen walow ay dadweynaha ka ganacsadaa ayiskag taagwaayeen,dadkan qooxtiga ah ayaa waxay ubadan yihiin OROMO ku waas oo iskugu jira qaar waa wayne iyo kuwo yaryar oo meel walba galaya oromadan ayaa waxa cabasho xoogan ka muujiyay muwaadiniinta u dhalatay somaaliland hadaba wax is waydiin leh maxay wasaarada arrimaha guduhu u meel ugu samayn laadahay ama ay uga dhex qaban laadahay ??? dadkan oromada ah ayaa waxay faro baas ku hayaan dadka suuqa ka ganacsada iyo kuwa ganacsanayaba iyagoo wadooyinka isdhex jiidanay waad mararka qaar aad arkaysaa ama indhahaagu ku dhacayaan iygoo isasoo urursaday oo aad ubadan oo suuqa dhexlugaynaya
Waxa la arki jiray dal aan lagu dhex arag dadka qoxoontiga ah oo dhex lugaynaya ama dhex jooga waxa si dirqiya loogu yeelaa kuwa iyagu sita{ dalku jooog} maantana waad ka niya jabaysaa markay indhahaagu qabtaan dadkaa oromada ah oo wadooyinka halbawlaha u ah magaalada hargaysa is dhex lugaynaya ama si edeb daro ah u dawersanaya ,dadkaa oromada ahi waxay booskii kasaareen kuwii u dhashay dalka ee iyagu baahnaa tamaannta dalkeenana ka jirtaa waxay tahay hadii la arko qof soomaali ah oo dawersanaya inlala yaabo halka kuwa oromada ahna wax lasiinayo ee la soo dhaweynayo oo laleeeyahay waa masaakiin ee daaya waad ka warhaysaan inta waashmaan ee guryaha ilaaliya ama kabasheqeeya waxay u badan yihiin dad oroma ah sawkuwan maalinkan manta ah oromadii ina dhexqaaday ,ee inagu dhex Milantay ma wax lawaayey intaa dawladeed ee dalka soomartay dawlada inaga dhex qabata oromadan ??
Waxay marayaan oromadii dalka ku noolayd inay inoo taliyaan xaafad walba oo ka mida hargaysa waydagan yihiin wax soo socota maalin ay yeelan doonaan gobal kamida somaaliland oo ay iyagu isku magacaabeen oo gacantoodaku samaystaan, maah maah soomaaliyeed baa tidhaahda “Nimaan waxa soo socda garani waxa joogana ma garto “ halkaa ayaa ay marayaan dadkii inga dhex qaban lahaa dadkan oromada ah waxa ka dhacday habeen aan inaga fogay magaalada hargaysa gaar ahaan xaafado ka mid ah xaafadaha laba gabdhood oo oromo ah ayaa waxay afduubteen gabadh yiduna ah oromo laakiin iyadu da’ahaan ka yar waxa dhaawaca u maygaysan laakiin waxay ka qaadeen moobilkan gacanta ee ay isticmalaysay walina waxa lagaaran laayahay waxay ugu damceen iyo waxay u gaysatay ,oromadani waxay ku kaceen falal aanay aqoonin kuwa soomalida ahi waligeedna anay ku dhicin gabdho soomaliyeed oo waxaa sameeya , markay taas ay ku kacaan manta baritoolana maxaad lagafilan karaa ??hawshan iyada ah ayaa waxa gabtay wasaarada arimaha gudaha oo haboonayd inay wax ka qabato oo ay gooni uga saarto dabadeena ay u samayo xeryah qoxoontigga loogu talagaalay
Mahaboona inay dad qoxoonti ahi ina soo galaan oo ay ina dhex qaadan oo muwaadiniinteenu ay ka shaqaysan kari waayaan waxa lalyaabo manta inoo ma ah waayo waxa jira dadweyne ku nool magaalada hargaysa oo hore uga cawday lana fulin waayay waxan aan laga soo qaaadin , Akhriste marka manta muwaadiniintii waxba laga aqbali waayo oo cabashadooda la fiiri waayo maxaa kale oo loqaban ?? dadka oromada ah ayaa inaga soogala galbeedka magaalada hargaysa iyagoo ku soomara dhumaalaysi iyo si koootorbaana waxa jira gawdhi iyadu laaluush ka qaada oo soo galisa caasimada taasina waxay cadaynaysaa ninka dirawalka ah ee dadlkiisa hooyo u ogalaaday inuu soo galiyo qoxoonti oromo ah muxuu u soo wadaa dalka?? muxuu u soowadaa dadka??
Dadkan oromada ah ayaa waxa iyana cabasho xoogan ka muujiyay dadweynaha ku dhaqan gobalka boorama halakaas oo ay aad ugu badan yihiin dadkan qoxoontiga ahi dadkan ayaa waxay ka yimaadaan wajaale iyagoo si qarsoodiya u soo galaya caasimada maahan markii ugu horaysay ee ay ka hadalaan dad weyne ku dhaqan guud ahaan soomaliland
guntii iyo gabagabadii waxaan u gudbinayaa wasaarada arimaha gudaha inay wax ka qabato dadkan OROMADA ah ee laga shaqaysan kari laayahay, wadooyinka laga mari laayahay gawaadhiduna khaati kataagan tahay iyagoo iska laad laadinaya daaqada baabuurta wada taagan ama kuwa marayaba dadkan ah muwaadiniinta ahna waxaan leeyahay iska dhexqabta intay kalaankiina tahay .
QALINKII WARIYE XUSEEN SIYAAD CILMI
WAJAALENEWS DESK
EMAIL;wajalenews@gmail.com