HARGEISA WAJAALENEWS Wasiirka Duulista iyo Hawada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Wasaarada Ganaciga iyo iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed CabdilaahI Cumar oo ku guda jira Safarkoodii Shaqo ee ay ku Joogeen Dubai waxay Heshiis la galeen shirkada Duulimaadyada ee Carabiya Airlines taas oo Somaliland ka bilaabi doonta Duulimaadyo
halkan kadaawo
http://youtu.be/NiuRCdA7RRI
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE