ABKHAZIA: ayaa ku dhawaaqday inay iskeed inay kagoday GEORGIA iyo
RUSSIA ABKHAZIA ayaa la aasaasay sanadkii 1931kii laakiin dawlada GEORGIA
U aqoonsatay inay kamidtahay waqoyiga galbeed ee dalkeeda laakiin ABKHAZIA
Ayaa dib ugu dhawaaqday inay dib ulasoo noqotay kadib markii sanadkii 1992kii
Dagaal gaaban lagashay GEORGIA
laakiin xabad joojin kadib ayay kabaxday xukunkii GEORGIA
TAIWAN :Taiwan ayaa kamida dhulwaynaha China laakiin dhulkan ayaa
Shiinaha ayaa gacantiisa kabaxday dagaalkii sokeeye Shiinaha
Kadhacay sanadkii 1949kii Taiwan Qaramada Madoobay ayay kuleeyihiin xubin
Ilaa iyo hada waxaa aqoonsaday Taiwan ilaa 23 dal oo caalamka ah
SOUTH OSSETIA:waxay ka Goday GEORGIA ayaa waxay iskeed iskugu dhawaaqday sanadkii 1991kii
Ilaa iyo haatana majiro dawlad aqoonsantay sanadkii 1991 ayay xabad joojin lagaleen Georgia
NAGORNO KARABAKH: waxay ay ka go,een AZEBAIJAN waxaanay ku dhawaaqeen madaxbanaani iskood ah sanadkii 1991kii laakiin ilaa iyo hada majirto cid aqoonsatay marka lagareebo UZBEKISTAN waxaana kaloo qayb ahaan aqoonsatay AZERBAIJAN sikastaba dadka daga ayaa ah ARMANIAN
Badan koodu
SOMALILAND ayaa ku dhawaaqday inay xornimadeedii dib ulasoonoqotay
Sanadkii 199kii SOMALIYA inteedii kale SOMALILAND ayaa hogaaminaysa
Dhinaca maamulka dhulkeeda waxaanay sibuuxda umamushaa dhamaan wadankeeda .SOMALILAND ayaa strategy ahaan kutaala inta udhaxaysa ETHIOPIA, PUTLAND, DJABOUTI iyo GACANKA CADAN SOMALILAND doorka
Aykuleedahay wadamada aan la aqoonsan ayaa ah inay tahay ta ugu horaysa ee
Hogaaminaysa dhica ugu dhawaanshiiyaha aqoonsiga caalamka
TRANSNISTRIA(PRIDNESTROVIE) ayaa aha qaybkamida wadanka MALDOVA
Waxaanay kutaalaa barriga wabiga DNIESTER waxaanay iskeed iskugu magacawday madaxbanaani Sanadkii 1990kii ilaa iyo maantana nay heli aqoonsi caalamiya majorati ahaan wadankan waxaa kunool dadka loo yaqaan
SLAVIC .
FALASTIIN: ayaa lagu dhawaaqay sanadkii 1988KII waxaana aqoonsan dhamaan waddamada Muslimiinta iyo ilaa 132 dal oo Xubno ka ah golaha amaanka waxaanay maamulaan Falastiiniyiintu GAZA,STRIP iyo
WEST BANK
CHECHNYA: ayaa sheegtay inay madax banaanyihiin sanadkii 1996-1999kii laakiin hada waxaa gacanta kuhaya RUUSHKA
CYPRUS :ayaa inaya sheegay inay madaxbanaanyihiin laakiin ilaa iyo hada waxaa iskuhaysata Turkey iyo Giriiga.
Giriiga ayaa diiday afti laga qaaday jasiirada laakiin Turkey ayaa aqoonsan
W/Q: MAXAMED XAAMUD CALI SOONA TURJUMAY
Xaamud_33@hotmail.com
WABILAHI TAWFIIQ