|
|||||
WAJAALE NEWS
Wadamada Aan La´aqoonsan Iyo Doorka Ay Somaliland Kuleedahay W/Q: MAXAMED XAAMUD CALI
January 19, 2014 - Written by Wariye:SOUTH OSSETIA :waxay ka Goday GEORGIA ayaa waxay iskeed iskugu dhawaaqday sanadkii 1991kii ABKHAZIA: ayaa ku dhawaaqday inay iskeed inay kagoday GEORGIA iyo RUSSIA ABKHAZIA ayaa la aasaasay sanadkii 1931kii laakiin dawlada GEORGIA U aqoonsatay inay kamidtahay waqoyiga galbeed ee dalkeeda laakiin ABKHAZIA Ayaa dib ugu dhawaaqday inay dib ulasoo noqotay kadib markii sanadkii 1992kii Dagaal gaaban lagashay GEORGIA laakiin xabad joojin kadib ayay kabaxday xukunkii GEORGIA TAIWAN :Taiwan ayaa kamida dhulwaynaha China laakiin dhulkan ayaa Shiinaha ayaa gacantiisa kabaxday dagaalkii sokeeye Shiinaha Kadhacay sanadkii 1949kii Taiwan Qaramada Madoobay ayay kuleeyihiin xubin Ilaa iyo hada waxaa aqoonsaday Taiwan ilaa 23 dal oo caalamka ah SOUTH OSSETIA:waxay ka Goday GEORGIA ayaa waxay iskeed iskugu dhawaaqday sanadkii 1991kii Ilaa iyo haatana majiro dawlad aqoonsantay sanadkii 1991 ayay xabad joojin lagaleen Georgia NAGORNO KARABAKH: waxay ay ka go,een AZEBAIJAN waxaanay ku dhawaaqeen madaxbanaani iskood ah sanadkii 1991kii laakiin ilaa iyo hada majirto cid aqoonsatay marka lagareebo UZBEKISTAN waxaana kaloo qayb ahaan aqoonsatay AZERBAIJAN sikastaba dadka daga ayaa ah ARMANIAN Badan koodu SOMALILAND ayaa ku dhawaaqday inay xornimadeedii dib ulasoonoqotay Sanadkii 199kii SOMALIYA inteedii kale SOMALILAND ayaa hogaaminaysa Dhinaca maamulka dhulkeeda waxaanay sibuuxda umamushaa dhamaan wadankeeda .SOMALILAND ayaa strategy ahaan kutaala inta udhaxaysa ETHIOPIA, PUTLAND, DJABOUTI iyo GACANKA CADAN SOMALILAND doorka Aykuleedahay wadamada aan la aqoonsan ayaa ah inay tahay ta ugu horaysa ee Hogaaminaysa dhica ugu dhawaanshiiyaha aqoonsiga caalamka TRANSNISTRIA(PRIDNESTROVIE) ayaa aha qaybkamida wadanka MALDOVA Waxaanay kutaalaa barriga wabiga DNIESTER waxaanay iskeed iskugu magacawday madaxbanaani Sanadkii 1990kii ilaa iyo maantana nay heli aqoonsi caalamiya majorati ahaan wadankan waxaa kunool dadka loo yaqaan SLAVIC . FALASTIIN: ayaa lagu dhawaaqay sanadkii 1988KII waxaana aqoonsan dhamaan waddamada Muslimiinta iyo ilaa 132 dal oo Xubno ka ah golaha amaanka waxaanay maamulaan Falastiiniyiintu GAZA,STRIP iyo WEST BANK CHECHNYA: ayaa sheegtay inay madax banaanyihiin sanadkii 1996-1999kii laakiin hada waxaa gacanta kuhaya RUUSHKA CYPRUS :ayaa inaya sheegay inay madaxbanaanyihiin laakiin ilaa iyo hada waxaa iskuhaysata Turkey iyo Giriiga. Giriiga ayaa diiday afti laga qaaday jasiirada laakiin Turkey ayaa aqoonsan
W/Q: MAXAMED XAAMUD CALI SOONA TURJUMAY Xaamud_33@hotmail.com WABILAHI TAWFIIQ Related posts:Eng”Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif Danta Ka Dhaxeesa Maxay Ahayd ? W/Q, Abdirahmaan H. Osman (... Somaliland sidee ayay u baajin kartaa dedaalka dowlada Soomaliya ku doonayso la wareegida maamulka h... Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Jaxaastay Jeebkana Ka Buuxsaday Malaayiin Doollarka Maraykan Ka Ah Oo Dawl... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|