Miinadan oo la aaminsan yahay inay ka mid tahay kuwii dagaalkii labaad ee dunida, waxa ay dadkan ku qaraxday, wakhti goobtaas ay god ka qodayeen, labada qof ee dhaawaca ah ayaa la sheegay in xaaladoodu adag tahay.
Xukuumada Jarmalka ayaa dhawaan tobanaan kun oo qof ka daad guraysay degaamo kala duwan, ka dib markii la helay miinooyin iyo waxyaabo kale oo aaladaha qarxa ah,
kuwaas oo la adeegsaday dagaalkii labaad ama todobaatan sanadood ka hor, balse aan qarxin xiligaas, kuna aasmay ciida, dhibaatadaas oo noqotay mid wadnaha farta lagaga hayo dalka Jarmalka.
Wajaale News
Hargaysa Office
Email:habane00@gmail.com
Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane