WAJAALE NEWS

Daawo: Taliska Ciidamada Booliska Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Kooxdii Weerartay Guriga Cirro

Hargaysa(W,N)-Taliska Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Ka hadlay weerar habeenkii xalay lagu qaaday guriga uu Murrshaxa Xisbiga Waddani ka deganyahay Magaalada Hargaysa.Sidoo kale Taliska Ciidamada Booliska ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen Kooxdii dhalinyarada ahayd ee weerartay Guriga Cabdiraxmaan Cirro.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version