WAJAALE NEWS

Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Hooyadii Geeriyootay Iyo Axmed Siilanayo Oo Ka Gaabsadey Tacsiyadaynti

arintan ayaa boog madaw oo taariikh ah ku noqon doonta Xukuumada axmed maxamed maxamuud siilanayo .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hargeisa(Wajaale-News)- Xukuumada axmed Siilanayo ayaa si badheedh ah uga gaabsatay tacsiyadaynta MadaxwaynihiiHore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo Hooyadii ku geeriyootay xarunta gobolka awdal ee boorama.
Madawaynihii hore ee somaliland Daahir riyaale kaahin oo qadarin badan ay u hayaan umada reer somaliland ayaa waxa dad badan waji gabax ku noqotay Arintan ay samaysay xukuumada somaliland ee uu gadhwadeenka ka hayahay Daahir riyaale kaahin.
Arintan ayaa waxay Dadwayanaha ku nool Awdal ku tilmaameen Sharaf dhac ay xukuumadu u hayso Hogaamiyahaa Sida sharafta leh u wareejiyaya xilkii qaraka Markii doorashadii laga helay Siday Hadalka U dhigeen.
Isku soo wada duuboo arintan ayaa boog madaw oo taariikh ah ku noqon doonta Xukuumada axmed maxamed maxamuud siilanayo .

 

 

 

WAJAALE NEWS DESK

CONTACT US : Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version