waxa walaac wayn ka muujiyay dadka isiclmaala telephonka shirkada telesom oo siwayn ugu xumaaday hakadka ku yimid shirkada
dad badan ayaa ka cabanayay oo ay ugu horeyaan ganacsatada shaqaalaha iyo masuuliyiin kala duwan .
sidaasna waxa noo xaqiijiyaya masuulinyiin kala duwan oo u waramyay shabakada wararka ee wajaalenews
waxanay intaasi ku dareen inay maalintii shalay ay kaga lumeen lacago farabadan oo aanay ilaa hada helin.
sidoo kalena waxa walaac ka muujiay dadka isticmaala adeega ZAAD SERVECE oo ka cabsi qaba inay lacagahoodu lumaan .
Aabo Cabdi Maxamuud ayaa inoo xaqiijiyay in markii aya dhawaan furayaasha cusub ku kodhisay ay dhibwayn ku hayso dadka isicmaal shirkada Telesom
waxnu sheegay in ay shirkada telesom aanay cidna u aaba yeelin oo ay danaheeda iska wadato iyado mustaqbalka somaliland iyo hormarkeeda aan cidna kala tashan .
masuuliyiin kale oo u waramayay shakada wajaalenews ayaa sheegay in shirkada telesom ay tahay mid dhaqalaha wadanka lid ku ah .
Sidoo kale waxaba ka daran wasiirka arimaha gudaha somaliland oo dhawaan amarku bixiyay in xadhkaha sirkadaha barayfad ka ah inay si dhakhso ah wax ugu qabtaan .
taasi oo ay ugu horyso shirkada telesom oo inta ugu badan ee xadhkaha magalada hargaysa iska leh oo fool xumo wayn ku haya bilicda magalada hargaysa
Hadba Goor Dhoow Ka Dhagayso Cabshada Dadka Ka Cabanaya Shirkada Telesom Wajaalenews.com
Wajaale News
Hargaysa Office
Infowajalenews@gmail.com