waxaan dhamaan umada somaliland ka taxsiyadaynayaa geeridii naxdinta lahayd ee kutimid marxuun abwaan cali xasan adaan (abwaan cali banfas) oo ahaa abwaan heercaalami kana baxay umada ku hadasha afka soomaliga waxaan gaar ahaan tacsi udirayaa eheladiisii.
iyo umada somalilandba INAALILAAHI WA INAAHI RAJUUN
WAJAALENEWS
HARGAYSA SOMALILAND