Hargaysa(w,n) Cabdiraxmaan Maxamed Saahid oo kamida xubnaha Ururka dulmidiid ee dawlad deegaanka somalida etoobiya ayaa ka hadlay waxyaabaha horyaala madaxwaynaha cusub ee la doortay iyo sida ay tahay in wax looga qabto Dhibaatooyinkii ay gaysatay xukuumadii cabdi maxamuud cumar.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/-o4G6Nq3Rac