Sidaa waxa lagu sheegay qoraal yar oo kooban oo guddida qabanqaabada xuska sanad-guurada aasku soo saartey, waxaanu qoraalkaasi u dhignaa sidan:
“Annaga oo ah
Guddiga qabanqaabadaXuska Sannad-guurada Aaskii Marxmuum Gaarriye iyo Daahfurka Labada Buug ee Hagarlaawe iyo Ilmadii Hal-abuurka! 08/Oktober/2013, Haayadda Shaqaalaha Dawladda, Bacdal Maqribka!
Waxa aanu ka codsanaynaa inay bahda Wargeysyada Somaliland daabacaan ogeysiiskan ama attachmentkan inta laga gaadhayo 08/Oktober.. Waa hawl aanu mutadawcnimo ku wadno.”.
Wajaale News
Hargeysa Office
Please Contact wajalenews@gmail.com
Repoter: Abdiqadir Abdiraxman Habane