Wasaarada arrimaha dibada Ruushka ayaa goor dhawayd shaaca
ka qaaday in laga daad gureeyay shaqaalihii iyo dublamaasiyiintii, waxaanay xukuumada Libya ka codsatay in ay sharciga hor keento cidii falkaas gaysatay, waxaanu weerarkani noqonayaa kii labaad ee safaarad ka tirsan waddamada golaha ammaanka ee qaramada midoobay ka tirsan loogu gaysto dalkaas.
Halkan Ka Daawo
Wajaale News
Hargeysa Office
Please Contact wajalenews@gmail.com
Repoter: Abdiqadir Abdiraxman Habane