WAJAALE NEWS

Mulkiilaha Hargaysa Taxi Oo Gaadhi Ambalas Ugu Deeqay Dagmada Agabar Iyo Gudoomiyaha Dagmada Agabar Ayaa Maanta Si Rasmi Ah U Dhagax Dhigay Dhismaha Xarunta Agoomaha Iyo Dhesme Dugsi Cusub Oo Laga Hirgalinayo Dagmadaasi Daawo Video

Agabar(Wajaale News):-gudoomiyaha dagmada agabar iyo waliba xubno ka mid ah qurba joogta dalka uk ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta agoomaha iyo dhesme dugsi cusub oo laga hirgalinayo dagmadaasi waxayna dadka ka soo jeeda deeganka iyo somaliland ugu baaqeen in ay ka qayb qaatan dhismahan oo ay alle dartii kula dhisayaan

Sidoo kale waxa sina deeq baabuur ambalace ugu deeqay mulkiilaha hargaysa taxi oo qayb laxaad leh ka qaatay munaasibada dhagax dhiga dagmada agabar

Halkan Ka Daawo

http://youtu.be/rtvxZj7s_RY

Wajaale News

Hargaysa Office

Info wajalenews@gmail.com

Repoter Abdiqadir Abdiraxman Habane

Exit mobile version