ilaa hada lama oga sobabta ay isku daldashay waxaa baadhaya ciidamada sii a dhiida somaliland
dhacdan naxdinta leh ayaa aan ahay tii ugu horaysay ee ka dhacda xaafada State House ka sidoo kale bishii shanaad horaanteedii ayay ahayd markii wiil dhalin yara ahi uu isna sidaas oo kale isku daldalay
Wararkaas Wixii Ka Soo Kordha Kala Soco Wajaale News
Wajaale News
Hargeysa Office
wajalenews@gmail.com