Hargeisa (WAJAALENEWS) Shir jaraaid oo ay maanta ku qabteen magaalada Hargeisa Golaha wada tashiga Qaran ee Somaliland ayey kaga hadlayaan arimo badan oo jira , waxa u hadlay Saleebaan Cali Koore, oo ka hadlaya arinta suuqa ka baxaysa in ay yareeyeen salaadiintu
HADABA HALKAN KU DHUFO SI AAD DHAGAYSO WARAYSIGAASI