Xubno ka mid ah gudidi wada tashiga oo ka hadlay arinta salaadiinta arimo badanna beeniyey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xubno ka mid ah gudidi wada tashiga oo ka hadlay arinta salaadiinta arimo badanna beeniyey
August 4, 2013 - Written by editor

Hargeisa (WAJAALENEWS) Shir jaraaid oo ay maanta ku qabteen magaalada Hargeisa Golaha wada tashiga Qaran ee Somaliland ayey kaga hadlayaan arimo badan oo jira , waxa u hadlay Saleebaan Cali Koore, oo ka hadlaya arinta suuqa ka baxaysa in ay yareeyeen salaadiintu

HADABA HALKAN KU DHUFO SI AAD DHAGAYSO WARAYSIGAASI 

COMMENTS
LINKS