Hargeisa(Wajaale News)- xildhibaan ibraahim axmed haybe oo ka tirsan golaha wakiilada ee xisbiga kulmiye ayaa Sheegay In aanay waxa mooshin Ah oo golaha ka sacdaa jirin.
mar uu u waramayay shabakada wajaale news xafiiskeeda magalada hargeisa
sidoo kale waxa uu sheegay xildhibaan ibraahim in ay shaqadoodi caadiga ahay gudanayaan
waxa kale oo uu tibaaxay in jiraan xeerar badan oo dalka u muhiim ah ay horyaalan golaha
maalmahan oo ay hadal hayn badani ka jirtay arinta ku saabsan mooshinka ayaa xildhibaanku waxba ka jiran ku tilmaamay
waxanay u muuqataa yool habaabin ama kala shakisiin golaha ah
waxaanu fariin u diray lasbadii beelod ee walaalaha ahaa in waxa walba lagu nabad iyo wanaag iyo is afgarasho
waxan u habnalyeeyey masuuliyiintii ka qayb galay dhexdhexaadinta labada beelood
ugu danaystii waxa uu ku soogababo gabeeyay in ay somaliland ku caan baxday nabada iyo is afgarashada
Wajaale News
Office:Hargeisa/Somaliland