WAJAALE NEWS

Tacsi Tiiraanyo Leh

  1. Boqor Muxumed Geele Seed
  2. Sh. C/qaadir Carab Wasame (Sh. Jaabir)
  3. Caaqil Sh. Suleymaan Aare
  4. Caaqil Nuux Iimaan Xasan
  5. Caaqil Max’ed Warsame Seed
  6. Oday Mux’ed Xasan Max’uud (budle)
  7. Oday Axmed Ismaaciil Max’uud
  8. Oday Cumar Madar Muuse (Cumar Xoog)
  9. Oday Axmed Taani Ducaale
  10. Oday Cumar Suleymaan Cilmi
  11. G/sare Yuusuf Aadan Nuur
  12. G/le Axmed Nuur Max’d
  13. Dhamme Ismaaciil Cali Kheyre
  14. Dhamme Cabaas
  15. Eng. Xuseen Cilmi Warsame
  16. Eng. Xaashi Cumar Cige
  17. Ganacsade Max’ed Aw Xasan Warsame
  18. Ganacsade Yaasiin Max’uud Cali
  19. Max’ed Axmed Geele (Geele)
  20. Mustafe Suleymaan Cilmi iyo
  21. Khader Aw Nuur Caynaanshe

Oo jooga gudaha dalka Somaliland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan  Qoyska Reer Sh. Muuse Cabdi oo kala jooga daafaha dunida Geerida naxdinta laheyd eek u timid Marxuumiinta Max’ed  C/llaahi Sh. Muuse iyo wiilkiisa kuna geeridey shil baabur magaalada Shaariqa ee Gacanka manta (shaley) taariikhdu ku beegneyd 2dii Shuwaal 1434 H oo waafaqsan Jimce 9kii Agoosto 2013ka. Waxay marxuumiinta u rajeynayaan in Illaahey siiyo janpoyinkiisa maalmaha kheyrka leh ee yowmul ciidka Samir iyo Iiman ka siiyo qoyskiisa reer Sh. Muuse Cabdi, qaraabadii iyo asxaabtiisii intaba ….Amiin…………..Amiin.

 

Wajaale News

Hargaisa /Somaliland

Exit mobile version