|
|||||
WAJAALE NEWS
Tacsi Tiiraanyo Leh
August 10, 2013 - Written by Wariye:
Oo jooga gudaha dalka Somaliland waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Reer Sh. Muuse Cabdi oo kala jooga daafaha dunida Geerida naxdinta laheyd eek u timid Marxuumiinta Max’ed C/llaahi Sh. Muuse iyo wiilkiisa kuna geeridey shil baabur magaalada Shaariqa ee Gacanka manta (shaley) taariikhdu ku beegneyd 2dii Shuwaal 1434 H oo waafaqsan Jimce 9kii Agoosto 2013ka. Waxay marxuumiinta u rajeynayaan in Illaahey siiyo janpoyinkiisa maalmaha kheyrka leh ee yowmul ciidka Samir iyo Iiman ka siiyo qoyskiisa reer Sh. Muuse Cabdi, qaraabadii iyo asxaabtiisii intaba ….Amiin…………..Amiin.
Wajaale News Hargaisa /Somaliland Related posts:Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Afgalaadadii Islaamka Ee Madaxwaynaha faransiiska Oo Ka Dhacay Magaal... Daawo: Aas Qaran Oo Maanta Loogu Sameeyay Magaalada Berbera Taliyihii Qaybta Barbera Taliye Casayr “Somaliland Ma Ogola Dawladnimada Somaliya, Waxaanay Sheegataa Inay Ka Madax Banan Tahay”.Siyaasi C/... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|