WAJAALE NEWS

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Wararka Sheegaya In Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani Ku Loolamayaan Xildhibaanada Golahaas, Kana Hadlay Shaqaaqada Degaanka Oog.

Hargeysa(Wajaale News)-:-guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Aw Yuusuf Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland u qaybsameen labada xisbi ee Waddani  iyo Kulmiye.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland oo u waramayey HCTV waxa kale oo uu ka hadlay colaada ka taagan deegaanada degmada Oog isaga oo ugu baaqay dhinacyada isku haya  deegaanadaasi inay colaada joojiyaan.

Ugu horayn gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Yuusuf Axmed oo ka hadlaya  wararka sheegaya in xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland u qaybsameen  xisbiyada Waddani  Iyo Kulmiye ayaa waxa uu yidhi ?Arintaasi mid jirto maaha waayo xeer ayaa sheegaya in xildhibaan kastaaba uu xisbiga uu doono ku biiri karo markaa arintaasi waa mid shakhsi ee maaha mid loo ololaynayo oo si muuqata uga dhex socota golaha.?ayuu yidhi Cali Yuusuf Axmed

Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland waxa uu ka hadlay colaada ka taagan deegaanada degmada Oog isaga oo dhinacyada isku haya deegaankaasna ugu baaqay inay nabad qaataan ?Waa nasiib daro inay arintaasi dhacdo waxaanan rajaynaynaa in odayaasha,waxgaradka iyo caqligu uu shaqeeyo oo deg deg loo joojiyo colaada ka taagan deegaanadaas, shalayna wafti balaadhan oo xukuumada iyo hogaamiyo dhaqameedyo ah ayaa ka tagay caasimada nasiib daro dadkii halkan ka baxay qaar ka mida ayaa daadkii Dacar Budhuq qaaday kuwaas oo doonayey inay deg deg halkan uga gaadhaan intii dhimatayna ilaahay naxariistiisii jano ha siiyo sama fal iyo wanaag ayey u socdeene

Wajaale News

Office Hargeisa/Somaliland

 

 



Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Wararka Sheegaya In Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani Ku Loolamayaan Xildhibaanada Golahaas, Kana Hadlay Shaqaaqada Degaanka Oog.


Hargeysa(Wajaale News)-guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Aw Yuusuf Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland u qaybsameen labada xisbi ee Waddani iyo Kulmiye.


Hargeysa(Wajaale News)-guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Aw Yuusuf Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland u qaybsameen labada xisbi ee Waddani  iyo Kulmiye.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland oo u waramayey HCTV waxa kale oo uu ka hadlay colaada ka taagan deegaanada degmada Oog isaga oo ugu baaqay dhinacyada isku haya  deegaanadaasi inay colaada joojiyaan.


LINE-HEIGHT: 115%”>Ugu horayn gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Yuusuf Axmed oo ka hadlaya  wararka sheegaya in xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland u qaybsameen  xisbiyada Waddani  Iyo Kulmiye ayaa waxa uu yidhi ?Arintaasi mid jirto maaha waayo xeer ayaa sheegaya in xildhibaan kastaaba uu xisbiga uu doono ku biiri karo markaa arintaasi waa mid shakhsi ee maaha mid loo ololaynayo oo si muuqata uga dhex socota golaha.?ayuu yidhi Cali Yuusuf Axmed

Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland waxa uu ka hadlay colaada ka taagan deegaanada degmada Oog isaga oo dhinacyada isku haya deegaankaasna ugu baaqay inay nabad qaataan ?Waa nasiib daro inay arintaasi dhacdo waxaanan rajaynaynaa in odayaasha,waxgaradka iyo caqligu uu shaqeeyo oo deg deg loo joojiyo colaada ka taagan deegaanadaas, shalayna wafti balaadhan oo xukuumada iyo hogaamiyo dhaqameedyo ah ayaa ka tagay caasimada nasiib daro dadkii halkan ka baxay qaar ka mida ayaa daadkii Dacar Budhuq qaaday kuwaas oo doonayey inay deg deg halkan uga gaadhaan intii dhimatayna ilaahay naxariistiisii jano ha siiyo sama fal iyo wanaag ayey u socdeene?

Exit mobile version