WAJAALE NEWS

“Mushkiladda Berbera Haysataa Waa Laydhka Iyo Ninka Maayarka Ka Ah.”Xildhibaan Cabdirashiid.

BERBERA(W,N)-Xildhibaan cabdirashiid oo katirsan mudanayaasha golaha deegaanka degmada berbera ayaa sheegay in dhibta ugu way nee shacabka reer berbera haysataa ay tahay laydhka iyo maayar cabdishuur cidin oo isagu tacadiyo badan ugaysta bulshada gobolka saaxil.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version