Hargaysa(Wajaale News)-Doon Xool iskugu jira Lo? iyo Adhi u siday Ganacsatado reer Somaliland, ayaa 29-kii bishii Jully ka anbabaxday dekada Berbera, iyadoo Doontaasi ku sii jeeday dhinaca Dekeda Makha ee Yaman, ayaan ilaa Mudadaas lahayn meel ay ku dambaysay.
Warar kala duwan oo WajaaleNews heshay ayaa waxa ay sheegayaan in Doontaas aan ilaa imika lahayn meel ku dambaysay, balse loo malaynayo inay ku degtay Badda, maadaama oo aan afartii maalmood ee u dambeeyey aan meelna lagu sheegin.Hargaysa(Wajaale News)-Doon Xool iskugu jira Lo? iyo Adhi u siday Ganacsatado reer Somaliland, ayaa 29-kii bishii Jully ka anbabaxday dekada Berbera, iyadoo Doontaasi ku sii jeeday dhinaca Dekeda Makha ee Yaman, ayaan ilaa Mudadaas lahayn meel ay ku dambaysay.
Warar kala duwan oo WajaaleNews heshay ayaa waxa ay sheegayaan in Doontaas aan ilaa imika lahayn meel ku dambaysay, balse loo malaynayo inay ku degtay Badda, maadaama oo aan afartii maalmood ee u dambeeyey aan meelna lagu sheegin.
Waxa kale, oo wararka aanu helaynaa tibaaxayaan in dhinaca Yaman lagu arkay Lo? ku soo caariday Xeeliga badda, iyadoo wakhtigan waxa Baddu liqdaa aanay suuro-gal ahayn in lagu arko Xeebaha Somaliland, sababtuna waxa weeye dabaysha oo u
dhacaysa dhinaca Waqooyiga, waxaana la sheegayaa in Doontaasi ku degtay inta u dhaxaysa Somaliland iyo Yaman. Doontan oo siday 461 Neef oo Lo? ah iyo 1,167 Neef oo Adhi ah, waxaana la socday 11 Qof.
Waxa kale, oo wararka aanu helaynaa tibaaxayaan in dhinaca Yaman lagu arkay Lo? ku soo caariday Xeeliga badda, iyadoo wakhtigan waxa Baddu liqdaa aanay suuro-gal ahayn in lagu arko Xeebaha Somaliland, sababtuna waxa weeye dabaysha oo u
dhacaysa dhinaca Waqooyiga, waxaana la sheegayaa in Doontaasi ku degtay inta u dhaxaysa Somaliland iyo Yaman. Doontan oo siday 461 Neef oo Lo? ah iyo 1,167 Neef oo Adhi ah, waxaana la socday 11 Qo
WAJAALE NEWS
HARGAISA SOMALILAND
WARIYE: C/QAADIR C/RAXMAAN HABANE