WAJAALE NEWS

Xildhibaan Bashiir Xuseen Tukaale Oo Hambalyo Udiraya Umada Reer Somaliland Meel Kasta Oo Ay Joogan

 

 

Hargaisa(Wajaale News) munaasibad ciidal fidrida awgeed waxan salamayaa
dhamaan umad muslimiinta meel kasta ooa ay joogaan waxan leeyahay sanadkan sanadkiisa
ku gaadha bashbash iyo barwaaqo .


sidoo bashiir xuseen tukaale waxan salaan u dirayaa dhamaan shacbiga reer somaliland oo uu ugu horeeyo madaxwaynah jamuuriyada somaliland muddane:axmed maxamed maxamuud (silaay) golayaasha qaranka ciidamada kala duwan iyo umad muslimiinta ah meel kasta oo ay joogan waxan leeyay aleh haynugu gaadhsiyo caafimaad qab iyo aqoonsi buuxa.

Mar uu lahad layay washabaka wararka ee wajaale news

Wajaale News

Hargaisa /Somaliland

Wariye; C/Qaadir C/Raxmaan Habane

Exit mobile version